DAAWO, Qubanaha Maanta, Jun. 17, 2018. Qodobbada kujira waxaa kamid ah: Wararkii ugu dambeeyay Ciyaaraha Adduunka. Muhaajiriin beryahanba badda sabbeynayay oo S

Views 1

DAAWO, Qubanaha Maanta, Jun. 17, 2018. Qodobbada kujira waxaa kamid ah: Wararkii ugu dambeeyay Ciyaaraha Adduunka. Muhaajiriin beryahanba badda sabbeynayay oo Spain lagu soo dhaweyay. Qaraxyo ka kala dhacay Nigeria iyo Afghanistan oo dad badani ay ku dhinteen iyo Mareykanka oo joojiyay dhoolla-tuskii uu la sameynayay Kuuriyada Koofureed.

Share This Video


Download

  
Report form
RELATED VIDEOS