Daawo, Qubanaha Maanta, Jun. 11, 2018. Qodobbada kujira waxaa kamid ah: Mareykanka oo rajo wanaagsan kamuujiyay shirka berri Singapore ka dhici doona. Muhaajiri

Views 1

Daawo, Qubanaha Maanta, Jun. 11, 2018. Qodobbada kujira waxaa kamid ah: Mareykanka oo rajo wanaagsan kamuujiyay shirka berri Singapore ka dhici doona. Muhaajiriin Afrikan ah oo loo diday Talyaaniga iyo Malta oo badda dul heehaabaya. Madaxda Itoobiya iyo Masar oo Is af-garad gaaray iyo qodobbo kale oo Soomaaliya ku saabsan.

Share This Video


Download

  
Report form
RELATED VIDEOS