DAAWO, Qubanaha Maanta. Qodobbada ku jira waxaa kamid ah: Yurub oo sheegay in qirashadii Sacuudiga ee Dilka Jamaal Khaashuqji aanay Kaafi aheyn, iyagoo dalbaday

Video Best 2018-10-24

Views 9

DAAWO, Qubanaha Maanta. Qodobbada ku jira waxaa kamid ah: Yurub oo sheegay in qirashadii Sacuudiga ee Dilka Jamaal Khaashuqji aanay Kaafi aheyn, iyagoo dalbaday faahfaahin dheeri ah. UNHCR oo ka walaacsan qaabka loola dhaqmayo kumanaanka Muhaajiriinta ah ee soo tallaabaya xadka Mexico. Isra’il oo hakisay burburinta magaalo ku taalla Daanta Galbeed.

Share This Video


Download

  
Report form
RELATED VIDEOS