Wiilkaan Soomaaliga ah magaciisu waa Mustafa Yuusuf Xasan waxa uu degan yahay wadanka Jarmalka, Nin Eriteriyaan ah ayaa bishii Oktober cunaha tooreey ka geliyay

Video Best 2018-07-20

Views 1

Wiilkaan Soomaaliga ah magaciisu waa Mustafa Yuusuf Xasan waxa uu degan yahay wadanka Jarmalka, Nin Eriteriyaan ah ayaa bishii Oktober cunaha tooreey ka geliyay, kadibna dhagaha ka jaray, sidoo kalena indhaha ka dhaawacay, Mustafa Allaha caafiyo waxa uu hadda xilligaan ku jiraa Hospital magaalada Würzburg ee gobolka Bayern ku yaala, Soomaalida Jarmalka degan hadii aynu nahay waa inaan Mustafe booqanaa, garabka uu naga mudan yahayne aan siinaa. :/ Muuqaalkaan waxaa soo duubay: Suldaan Amiin.

Share This Video


Download

  
Report form
RELATED VIDEOS