Barnaamijka Qubanaha Maanta qodobada ku jira waxaa ka mid ah, dad badan oo caano ku sumoobay oo la dhigay isbitalka Xiingalool, carro ka dhalatay go'aanka dowla

Views 0

Barnaamijka Qubanaha Maanta qodobada ku jira waxaa ka mid ah, dad badan oo caano ku sumoobay oo la dhigay isbitalka Xiingalool, carro ka dhalatay go'aanka dowladda Uganda ay canshuurta ku saartay adeegsiga baraha bulshada, iyo ra'iisul wasaarihii hore ee Malaysia oo la xiray.

Share This Video


Download

  
Report form
RELATED VIDEOS