DHAGEYSO--Dhibaatada Ciidanka Jabuuti Ku Hayaan Shacabka Hiiraan

Voice Of Somalia 2016-08-01

Views 4

Nabadoon reer Hiiraan ah ayaa sheegay in ciidanka Jabuuti dhibaato ku hayaan dhalinyarada gaar ahaan dumarka,khamriga, xashiishka ,Sinada,Daroogada iyo cudarada faafa ayaa ah wax ay la daala dhacayaan dadka reer Hiiraan.

“Adeer dumarka dumarka intey kufsadaan ayay filimaan ka duubaan, waliba wey kasii ganacsadan filimaanta oo waxay ka iibsadaan ciidamada dowladda iyo ciyaal suuqa” sidaasi waxaa yiri’ nabadoon Axmad Cabdi oo kamid ah wax garadka gobolka Hiiraan.

“Ciidanka Jabuuti waa kuwa dhaqan xun waxaana soo fara xumeeyay Faransiis”

“Gabdhaha Daroogo ayay siiyaan ka dibna filmaan ayay ka duubaan” Nabadoonka ayaa sida qiray.

Siyaasiinta iyo kuwa u dabadhilfa maamulada Soomaaliya iyo ciidamda shisheeye ayaa ah kuwa aan la socon waxa ka dhacay dhulkooda.kuna dhacaya dadkooda.
https://voiceofsomalia.net/2016/08/01/dhageyso-dhibaatada-ciidanka-jabuuti-ku-hayaan-shacabka-hiiraan/

Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS

Share This Video


Download

  
Report form