12 Jan 2013 Samsam Axmed Cali oo ka socotay ururka bahda caafimaadka ee Denmark SSF

Kimberleybuckner21 2016-02-27

Views 23

Ururka SSF ayaa ku martiqaaday Denmark, Dr. Maxamed Jamac \r
Samsam ayaa ka warantay SSF iyo waxqabadkeeda.\r
Dadweynaha.com ayaa goob joog ka ahaa, Janaayo 12, 2013 shir jaaliyada Aarhus, Denmark oo uu marti ugu ahaa Dr. Maxamed Jaamac Salaad oo ka yimid Soomaaliya, kana waramay xaalada caafimaad iyo dawayn ee Soomaaliya.

Share This Video


Download

  
Report form